Luuqad:

Musharaxa Madax waynenimada Puntland Sheekh Adam Mohamed Esse ayaa casho sharaf ku qabtay Hotel Panoramo ee magaalada Boosaaso.

Musharaxa ayaa magaalada Boosaaso hoolka xafladaha ee Hotelka Panorama ku qabtay xaflad casho sharaf oo ay ka soo qeyb galeen dad tiradoodu ay ku dhowday 700 oo isugu jiray siyaasiyiin culimaa’uddiin, ganacsato, odayaal, waxgarad, haween iyo marti sharaf kale oo aad u badan waxaana ugu horreyn lagu furay Aayadaha Qur’aanka Kariimka oo uu goobta ka aqriyay Sheekh Yuusuf Heeryo oo caan ka ah Puntland. Ka dib waxaa halkaasi laga akhriyay taariikh nololeedka Musharrax Adam Mohamed Esse. Musharaxa ayaa kadin khudbad dhicyo badan ka hadashay dadkiina ku qanceen soo jeediyay.

Sawiradii Boosaaso ee Musharax Adam Mohamed Esse

info@adamesseforpresident.com

© 2008 Adam Esse for Puntland President