
Musharaxa Madaxwaynenimada Puntland
Sheekh Adam Mohamed Esse (Gaadaale) ayaa soo gaarey degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal 10/03/2008 isagoo kasoo ambabaxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dadweyne aad u faro badan ayaa ku soo dhoweeyay meel u jirta magaalada Buurtinle ilaa 30km uuna hogaaminayay Gudoomiyaha Degmada Buurtinle Xuseen Guuleed "Xuseen dheere" ,Nabadoono, Odeyaal, iyo dhamaan qaybaha bulshada ee kala duwan kuwaasi oo u soo gelbiyay Hotel Holiday oo loo diyaariyay Musharaxa iyo wafdigii uu hogaaminayay oo aad u faro badnaa , halkaasi oo loogu diyaariyay martiqaad iyo soo dhoweyn diiran oo aan loo kala harin dhamaan qaybaha bulshada ee kala duwan. Sida:
- Gudoomiyaha Degmada Buurtinle Xuseen Guuleed Xanaf (Xuseen dheere)
- Xoghayaha Dawladahoose Degmada Buurtinle Cabdixaafid Cabdirisaaq Axmed
- Nabadoon Maxamed Xasan Dhurwaa
- Nabadoon Maxamuud Cismaan Gacamey
- Nabadoon Xasan Guure
- Nabadoon Cabdirashiid Axmed Jaamac
- Nabadoon Xuseen Cabdiraxmaan
- Gudoonka / Haweenka Buurtinle Ruqiyo Maxamed Warsame
- Ku xigeenka Gudoomiyaha Haweenka Buurtinle Faadumo C. Yuusuf (Ciiro)
- Nabadoon Xasan Cuuke
- Nabadoon Cabdikhaliif Maxamed Aadan
- Nabadoon Cabdullaahi xasan Weli
- Nabadoon Nuur Maxamed Axmed
- Nabadoon Cali Faarax Cali
- Nabadoon Maxamed Maxamuud Bille
- Nabadoon Axmed Jaamac Guuleed
- Nabadoon Cabdullaahi Cabdulle Faarax
- Nabadoon Cabdirashiid Axmed Jaamac
- Nabadoon Maxamuud Maxamed Cisman
- Nabadoon Axmed Muumin Cumar
- Nababoon Cali Aadan Durqun
- Nabadoon Abshir Jaamac Maxamuud
- Nabadoon Ciise Maxamuud Maxamed
- Nabadoon Cabdirisaaq Aadan Cilmi
Musharax Adam Mohamed Esse oo kelimad salaam iyo bogaadin u soo jeediyay dadweynihii soo dhoweeyay kadib, waxaa dadweynihii la hadlay una sheegay in kulan balaaran lagu qaban Xarunta Dawlada heese ee degmada Buurtinle saacadu markay tahay 3.00 galabnimo iyo kasoo qaybgal wacan.
Intaa kadib Sheekh Adam Mohamed Esse wuxuu kulan laqaatay Gudoomiyaha degmada Buurtinle Xuseen Guuleed Xanaf (Xuseen Dheere) iyo Xoghayaha Dawlada hoose iyo in kabadan 20 Nabadoon oo kasoojeeda deegaanka degmada Buurtinle iyagoo kawada hadlay arima khuseeya Degmada iyo Baahiyeeda gaarka ah kadib Sheekh Adam Mohamed Esse wuxuu shir laqaatay Gudiga wax barashada iyo macalimiinta degmada Buurtinle.
Intaa kadib wuxuu shir laqaatay qaybo kala duwan ee bulshada reer Buurtinle sida:
- Wax garadka Beesha Maxamed Cumar
- Wax garadka Beesha Leelkase
- Gudiga haweenka Degmada Buurtinle
- Gudiga dhalinyarada Wax barata
- Gudiga Isbortiga degmada
Musharaxa Madaxwaynenimada Puntland Sheekh Adam Mohamed Esse waxaa kale oo uu qaabilay wax garadka Beesha Maxamed Cumar.
- Nabadoon Siciid Faarax Bayr
- Nabadoon Cabdi Siciid Cali Xaashi
- Nabadoon Cabdi Maxamed Minjigaab
- Xildhibaan Siciid Dhoolayare
Musharaxa Madaxwaynenimada Puntland Sheekh Adam Mohamed Esse waxaa kale oo uu qaabilay wax garadka Beesha Leelkase.
- Dr. Jaamac Cabisahal Xirsi
- Dr.Mursala Cabdi Cilmi
- Eng. Maxamed Cabdi Aadan
- Nabadoon Cabdullaahi Yuusuf Faarax
- Nabadoon Cali Xasan Isxaaq
- Cabdulqaadir Maxamuud Maxamed
- Ganacsade Cali Yuusuf Xirsi
- Sh. Cabdullaahi Maxamuud Xirsi
- Sh. Bashiir Axmed Xaaji
Musharaxu waxaa kale oo uu qaabilay Wadaadada Xerta ee Degmada Buurtinle:
- Sh. Cali Jamac Gurey
- Sh. Maxamed Axmed Howle
- Sh. Abdirisaaq Xirsi Farax
- Sh. Abdiqani Maxamed Biixi
- Sh. Abdulahi Farax Warsame
- Sh. Sharif Cadami
- Sh. Maxamed Xasan Warsame
- Sh. Dayib Bulbul
- Sh. Abdinasir Yaasiin
- Sh. Axmed Abdulqadir Yaasiin
- Macalin Abdiraxman Axmed Saleebaan
Musharaxu waxaa kale oo uu qaabilay Macalimiinta iyo Gudoonka waxbarashada Burtinlle:
- Maamule Cabdul Cabdi Budeeye
- Maamule Xigeen Abdirisaq Cali Nuur
- Macalin Axmed Maxamed Cali
- Macalin Yusuf Axmed Maxamed
Musharaxu waxaa kale oo uu qaabilay Ururka dhalinyarada Buurtinlle:
- Gudoomiye Axmed Saciid Faarax
- Kuxigeenka Maxamed Saciid Ibraahim
- Xubin Aabdulqaadir Daahir
- Xubin Abdikariin Xirsi Faarax
- Xubin Baashi Maxamed Axmed
Sawiradii Buurtinle ee Musharax Adam Mohamed Esse iyo waftigii lasocday
info@adamesseforpresident.com