Musharaxa Madaxwaynenimada Puntland Sheekh Adam Mohamed Esse shirkiisii dagmada Dangorayo ee gobolka Nugaal, Puntland.
Musharaxa madaxwaynenimada Puntland Sheekh Adam Mohamed Esse ayaa si xoogleh laagu soo dhaweeyay dagmada Dangorayo ee gobolka Nugaal. Waxaa halkaas musharaxa iyo wafdigiisa ku soodhaweeyay Odoyaasha, Culimada, Haweenka iyo dhalinyarada reer Dangorayo iyagoo lulayay calanka Soomaalida iyo ubaxyo.
Musharaxa ayaa khudbad halkaas ugu soojeediyay dadwaynihii reer Dangoronyo iyagoo musharax soodhaweeyay una balanqaaday taageeradooda.
Sawiradii Dangorayo ee Musharax Adam Mohamed Esse iyo waftigii lasocday
info@adamesseforpresident.com