Luuqad:

Musharaxa Madax waynenimada Puntland Sheekh Adam Mohamed Esse ayaa shir balaaran ku qabtay Jaamacada Puntland ee garowe (PSU).

Waxaa shirkaas ka sooqaybgalay dad tiradoodu kor udhaaftay 500 oo ay kamidyihiin Isimada, Odayaasha, Xubno katirsan dowlada, Culimada, Waxgaradka iyo Dhalinyarada rag iyo dumar ee Garowe iyo nawaaxigeeda. Waxaa halkaas ka hadlay musharaxa ka hor iyo kadiba dadban oo ay kamid yihiin Suldaan Saciid Maxamed Garaase, Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arimaha Qoyska DGPL Marwo Caaso Geelle, Maxamuud Shido oo ah wasiir hore ee DGPL iyo marti sharf kale oo faro badan.

Musharaxa ayaa khudbad qiimo leh oo dhinac walba ah halkaas kajeediyay.

Sawiradii Puntland State University ee Musharax Adam Mohamed Esse iyo ka sooqaybgalayaashii

info@adamesseforpresident.com

Suldaan Saciid Maxamed Garaase
Wasiirka Haweenka iyo Qoyska DGPL Caasho Geelle
Wasiir hore ee DGPL Maxamuud Shido
Suldaan Cabdullahi Xaaji Nuur (Carabduur)
Cabdicasiis Guureeye Kaarshe
© 2008 Adam Esse for Puntland President