Luuqad:
Musharax Sheekh Adam Mohamed Esse ilaa markii uu kudhawaaqay inuu u sharaxanyahay madax waynenimada Puntland wuxuu taageero iyo hambalyo ka kalahelayay dhamaan jaaliyada reer Puntland meelkasta oo ay joogaan.

Shirkii Odayaasha Beelaha Harti ee London, Egland
1. Farah Dalmar Beeldaaje
2. Abdikani Ashkar Ali
3. Ahmed Mohamud Abdala (Tigaano)
4. Abdikadir Aideed Ahmed
5. Abdikadir Issa Ahmed
6. Osman Nuur Geelle
7. Abdirisak Mohamed
8. Suldaan Caseyr
9. Bashiir Abshir Gaas
10. Dr (Sh.) Abdikadir Mahamud (Dr Jasiira)
11. Hassan Mohamed Salah (Hassan Somali)
12. Mohamed Abdi Ismail
13. Prof. Abdullahi Mohamed Issa (Abdullahi Xadreeye)
14. Burhan Elmi
15. Abdirasheed Yasin
16. Abdisalan Ismail
17. Ahmed Mohamed Issa
18. Abdinasir Mohamed Jama
19. Mohamud Diriye
20. Guddi Issa Noor
21. Mustafa Yusuf Cambe
22. Ahmed Xayrdaac
23. Abdifatah Fandhaal
24. Abdirsheed Yasin Jama Buruuj
25. Dr Ali Haji Adam
26. Ibrahim Jama Abtile
27. Mohamud Yuusuf Ali Hoosh
28. Baashi Noor Salaad
29. Mohamed Ali Geelle
30. Abdirisak Warsame Ali
31. Aden Guureeye Kaarshe
32. Adam Ahmed Mohamud

Asalaamu Calaykum.

Salaan ka dib, anigoo ah Cali Ciisa Nuur kuna hadlaaya afka dhalinyada Puntland gaar ahaan kuwa nuugaaleed (Garoowe) waxaa aad iyo aad noo soo jiitay oo noo farxad galiyay barnaamijka waxqabad ee Musharax Aadan Maxamed Ciise (Gaadaale) oo ah mid ay nooga muuqato mid mustaqbalka dhalinta puntland kor u qaadaya rajo fiicana ka muujiyay horumarka iyo dib u soo noolaynta dhalintii dagaaladii sokeeye saameeyeen.

Haddii aan nahay dhalinyarada Puntland waan taageeraynaa waana dooranaynaa musharax Aadan Maxamed Ciise. codkayaga isaga ayaan diyaar ula nahay."

Ali Issa Nuur

waxaan halkaan kuugu soo gudbinaynaa Hambalyo, waxaan aad ugu faraxnay sida hadeer ay hawluhu u socdaan waana nasiib wanaag hadii ilaah fursad noo siiyo in aad madaxwayne ka noqoto Puntland, Nin dhalinyaraa oo himadi ku jidho Tacliina leh waa u baahnayn Hadaan nahay Bahda Degmada Garoowe , oo kala ah Joomitirada Dowladda Hoose Ee Garoowe Faarax Bashiir Shirwac Iyo Cabdi Xirsi Maxamed ( Cabdi joomitir ) iyo Agaasimaha Waaxda Hawlaha Guud Maxamuud Maxamed Jaamac waxaan ku leenahay Madaxwaynihii loo baahnaa dhan walba waa adiga ee ilaah Calaf ha kaaga dhigo madaxwaynimada Puntland Si shacabka Daalay ay uga nastaan Dhibta Joogtada ah .

Mahadsanid.”

Faarax Bashiir Shirwac Iyo Cabdi Xirsi Maxamed (Cabdi joomitir)
Joomitirada Dowladda Hoose Ee Garoowe

Maxamuud Maxamed Jaamac
Agaasimaha Waaxda Hawlaha Guud



Fadlan hadeynu nahay Ardeyda Reer Puntland ee dalka india wax kabarta, waxay sameeyeen shirar iyo xaflado lagu taageerayo laguna dabaal dagayo Musharaxa Reer Puntland ee Aadan Mohamed Isse."

Ardeyda Reer Puntland ee dalka India

© 2008 Adam Esse for Puntland President